Xubin sare oo katirsan Al Shabaab oo Muqdisho lagu qabtay (Daawo Sawirada)

Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in howlgal qorsheesan oo ka dhacay Degmada Howl Wadaag ee gobolka Banaadir lagu soo qabtay xubin sare oo katirsan Al Shabaab. Qoraal kooban oo lasoo dhigay barta Twitterka ku leedahay Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ayaa lagu sheegay in ciidamada amaanka qabteen xubin … Continue reading Xubin sare oo katirsan Al Shabaab oo Muqdisho lagu qabtay (Daawo Sawirada)